HomeWararIGAD oo is-tusay in Al shabab ay weerar ku yihiin bariga Africa

IGAD oo is-tusay in Al shabab ay weerar ku yihiin bariga Africa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Hogaamiyaasha IGAD, ee Bariga Africa ayaa arkay qatarta Al Shabab ee gobolka, waxaana ay sheegeen in kooxda, ay weerar ku yihiin wadamada bariga qaaradda Africa oo dhan. Al shabab, waxaa ay yihiin koox, balaaran oo garab military leh, waxaana ay doonayaa in ay weeraro ay ka geystaan dalalka Kenya iyo Ethiopia. Warbixin ka kooban 53 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hogaamiyaasha IGAD, ee Bariga Africa ayaa arkay qatarta Al Shabab ee gobolka, waxaana ay sheegeen in kooxda, ay weerar ku yihiin wadamada bariga qaaradda Africa oo dhan.

Al shabab, waxaa ay yihiin koox, balaaran oo garab military leh, waxaana ay doonayaa in ay weeraro ay ka geystaan dalalka Kenya iyo Ethiopia.

- Advertisement -

Warbixin ka kooban 53 bogg, ayaa sidoo kale lagu sheegay in Al Shabab, ay yihiin sida Qatar amaan oo kumeel gaar ah,  waxaana saldhigyadooda ugu weyn ay ku yaalaan gudaha soomaaliya, waxaana xubnaha ay ku xiranyihiin ay joogaan guud ahaan gobolk ayaa lagu yiri warbixinta.

Geeridda hogaamiyaha Al Shabab, ayeey ku sheegeen in uu keeni karo hoos u-dhaca awooda ay weerarada ay ku qaadayaan.

Hadalka IGAD, ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xili Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed, gaar ahaan Danab la sheegay in  howlgal qorsheysan oo ay  ka fuliyay deegaanka Sunguuni ee gobolka Jubadda dhexe, ay ku burburiyeen saldhig Al Shabaab.

- Advertisement -

Deegaanka Sunguuni ayaa ah, mid istiratiiji u ah Al Shabaab, waxayna dhanka waqooyi ka xigtaa wabiga Jubba.

Sidoo kale howgalka laga sameeyey degmada Jilib, gaar ahaan tuuladda Hargeysa Yareey ayaa lagu gubay gaadidka dagaalka waxaana lagu dilay tiro ka tirsan Al Shabaab.

Howlgalladan oo ahaa mid is dhaba joog ah ayaa laga sameeyay degmadda Saakow oo saldhig weyn u ah Alshabab waxaana lagu dilay hogaamiyaal  muhim ah oo dib loo faahfaahin doono, waxaana lagu soo qabtay hub iyo saanad ciidan.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts