HomeWararCiidamada Puntland iyo Galmudug oo isku hor fadhiya Mudug

Ciidamada Puntland iyo Galmudug oo isku hor fadhiya Mudug

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka ka imaanaya duleedka deegaanka Balibusle ee Gobalka Mudug, ayaa sheegaya in ay halkaasi isku hor fadhiyaan ciidamadda Maamuladda Galmug iyo Puntland, sida dadka deegaanka ay soo sheegeen. Dadka deegaanka sidoo kale waxaa ay soo shegeen, in ciidamada ay muujinayaa dhaq-dhaqaaq xoogan, taasoo dadka deegaanka ku abuurtay saan saan colaadeed. Xiisada ayaa salka ku heysa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya duleedka deegaanka Balibusle ee Gobalka Mudug, ayaa sheegaya in ay halkaasi isku hor fadhiyaan ciidamadda Maamuladda Galmug iyo Puntland, sida dadka deegaanka ay soo sheegeen.

Dadka deegaanka sidoo kale waxaa ay soo shegeen, in ciidamada ay muujinayaa dhaq-dhaqaaq xoogan, taasoo dadka deegaanka ku abuurtay saan saan colaadeed.

- Advertisement -

Xiisada ayaa salka ku heysa Ceel la helay oo qiyaastii 20-KM dhinaca Koonfureed uga beegan deegaanka Balibusle, ee ay ciidamudu isku hor fadhiyaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts