HomeWarar15 Maalin oo lagu soo celiyay qaxooti soomaali ah oo gaaraya 2,272

15 Maalin oo lagu soo celiyay qaxooti soomaali ah oo gaaraya 2,272

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Laanta Qaramada Midoobe u-qaabilsan dhinaca Qaxootiga ee UNHCR, ayaa sheegtay intii u dhexeysay 16 ilaa 31 bishii July in Qaxooti  Soomaaliyeed oo ku noolaa xerada Dhadhaab ee waqooyi bari dalka Kenya oo gaarayay 2,272 in ay ku celiyeen soomaaliya. “  2,272 qoys oo soomaalia ah ayaan ka caawinay sidii ay dalkooda hooyo ee soomaaliya dib […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Laanta Qaramada Midoobe u-qaabilsan dhinaca Qaxootiga ee UNHCR, ayaa sheegtay intii u dhexeysay 16 ilaa 31 bishii July in Qaxooti  Soomaaliyeed oo ku noolaa xerada Dhadhaab ee waqooyi bari dalka Kenya oo gaarayay 2,272 in ay ku celiyeen soomaaliya.

“  2,272 qoys oo soomaalia ah ayaan ka caawinay sidii ay dalkooda hooyo ee soomaaliya dib ugu noqon lahaayeen, waxaana ay aheed caawintaasi codsi ka yimid qaxootiga “ , sidaasi ayaa lagu yiri qoraalka hey’adda.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa warbixinta lagu sheegay in qiyaastii 1,061 qof lagu safriya dhulka, halka 211 qofna lagu geeyay Magaaladda Mogadishu diyaarad.

Guud ahaan tiradda 31 ilaa 19 bishii July waxaa ay gaarayaan 19,523 soomaali ah kuwaasoo lagu celiyay gurayhooda soomaaliya tan iyo 8 bishii December ee sanadkii 2014, xiliaasoo UNHCR ay biloowday in Qaxootiga ay ka caawiso in soomaaliya lagu celiyo.

Sanadkaan 2016, waxaa laga taageeray in dalkooda soomaaliya loosoo dadgureeyo 13,332 qof oo Qaxooti ku ahaa xeryaha waqooyi bari dalka Kenya.

- Advertisement -

Xukuumada Nairobi, ayaa aaminsan in Al Shababkii inka bada 148 ruux ku dilay jaamacadda Magaaladda Gaarisa ee waqooyi bari dalka Kenya bishii Aprle 2015 in ay ka yimaadeen xeryaha dalkaasi ee ay soomaalidu ku jiraan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts