HomeWararDeg Deg:- Dagaal xoogan oo ka socda Deegaan ka tirsan Gobolka Galgaduud.

Deg Deg:- Dagaal xoogan oo ka socda Deegaan ka tirsan Gobolka Galgaduud.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidamada Nabad-sugida Dowladda iyo maleeshiyaad hubeysan, ayaa ku dagaalamaya Duleedka Degaanka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa la sheegayaa in uu yahay mid la isku adeegsanaayo hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana lasoo warinayaa in ay dadka deegaanka ay bilaabeen barakac xoogan. Dad marqaatiyaal ah ayaa Radio Dalsan, in dagaalka uu wali socdo. Wixii kusoo kordha halkaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Nabad-sugida Dowladda iyo maleeshiyaad hubeysan, ayaa ku dagaalamaya Duleedka Degaanka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud.

Dagaalka ayaa la sheegayaa in uu yahay mid la isku adeegsanaayo hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana lasoo warinayaa in ay dadka deegaanka ay bilaabeen barakac xoogan.

- Advertisement -

Dad marqaatiyaal ah ayaa Radio Dalsan, in dagaalka uu wali socdo.

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts