HomeWararDeg-Deg : Qarax caawa ka dhacay Magaalada Muqdishu

Deg-Deg : Qarax caawa ka dhacay Magaalada Muqdishu

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Sarkaal ciidanka Nabad-sugida Soomaaliya ka tirsan, gaari uu watay oo Qarax loogusoo xiray ayaa ku qarxay caawa meel aan ka fogeyn saldhiga degamada Waaberi ee Gobolka Banaadir. Sarkaalka ayaa lasoo sheegayaa in uu ka badbaaday Qarax. Ciidamo ka tirsan Police-ka soomaaliya ayaa lasoo sheegayaa in ay ka wadaan degmada waaberi howgallo. Wixii kusoo kordha halkaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sarkaal ciidanka Nabad-sugida Soomaaliya ka tirsan, gaari uu watay oo Qarax loogusoo xiray ayaa ku qarxay caawa meel aan ka fogeyn saldhiga degamada Waaberi ee Gobolka Banaadir.

Sarkaalka ayaa lasoo sheegayaa in uu ka badbaaday Qarax.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan Police-ka soomaaliya ayaa lasoo sheegayaa in ay ka wadaan degmada waaberi howgallo.

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts