HomeWararWasiirka difaaca dalka Japan oo booqan doonta ciidanka ladagaalanka Burcad badeeda Soomaalida

Wasiirka difaaca dalka Japan oo booqan doonta ciidanka ladagaalanka Burcad badeeda Soomaalida

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiirka cusub ee difaaca dalka Japan Tomomi Inada, ayaa dhawaan waxaa lagu wadaa in ay booqato dalka Jabuuti, si ay dhiragalin ugu muujiso ciidamada is-difaacaya ee Self-Defense Forces ee dalka Jabuuti saldhigyo ciidan ku leh, kuwaasoo adkeynaya howgall-ka ladagaalanka burcad badeeda Soomaaliya. Minister Tomomi Inada, ayaa waxaa ay hadalkaasi sheegatay shalay oo jimca aheed, waxaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka cusub ee difaaca dalka Japan Tomomi Inada, ayaa dhawaan waxaa lagu wadaa in ay booqato dalka Jabuuti, si ay dhiragalin ugu muujiso ciidamada is-difaacaya ee Self-Defense Forces ee dalka Jabuuti saldhigyo ciidan ku leh, kuwaasoo adkeynaya howgall-ka ladagaalanka burcad badeeda Soomaaliya.

Minister Tomomi Inada, ayaa waxaa ay hadalkaasi sheegatay shalay oo jimca aheed, waxaana ay sii raacisay in ay wadamo kale ay sii booqan doonto.

- Advertisement -

Iyadoo dhawaan ka hor hadleysa Golaha Wasiirada dalkaasi, ayeey sheegtay in ay doonayaa in ay adkeeyaan taageerada loo muujinayo ciidamada ladagaalanka kooxaha burcad badeeda Soomaaliya.

Wadiirka cusub ee difaaca dalka Japan, ayaa manta safar afar maalmood u bilaaban doona, waxaana safarkeeda ku wehlinaya saraakiil ciidamada difaaca  dalkaasi kamid ah.

Raisal’wasaaraha dalka Japan Shinzo Abde, ayaa la rajeynayaa in uu sii wadi doono dhoola tuska ay dowladiisa soo waday sanado badan.

- Advertisement -

Tan iyo markii Raisal’wasaare Shinzo Abde, mar kale oo doortay xilka rai’sulwasaraha dalkaasi ayaana wali booqasho uusan ku tagin wadaada ay dagaalada ragaadiyeen.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts