HomeWararDowlada Seerbiya oo dalkeeda ka celisay muhaajiriin ay kamid ahaayeen Soomaali

Dowlada Seerbiya oo dalkeeda ka celisay muhaajiriin ay kamid ahaayeen Soomaali

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidanka ilaaladda Xududa dalka Serbia, ayaa sheegay in ay khamiistii lasoo dhaafay ay dalkooda ka celiyeen, 12 qof oo ahaa muhaajiriin u kala dhashay wadamada Somalia, Afganistaan, Croatia iyo Turkey, iyadoona la xiray labo qof oo kale oo ka yimid Belgrade. Labada qof ee Muhaajiriint ahaa, ayaa lagu xiray meel u dhow xuduuda Croatia, kadib […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka ilaaladda Xududa dalka Serbia, ayaa sheegay in ay khamiistii lasoo dhaafay ay dalkooda ka celiyeen, 12 qof oo ahaa muhaajiriin u kala dhashay wadamada Somalia, Afganistaan, Croatia iyo Turkey, iyadoona la xiray labo qof oo kale oo ka yimid Belgrade.

Labada qof ee Muhaajiriint ahaa, ayaa lagu xiray meel u dhow xuduuda Croatia, kadib markii gaari ay wateen lagu arkay 12 ruux oo kasoo kala jeeda Somalia, Afganistaan, Croatia iyo Turkey.

- Advertisement -

Ciidanka ayaa xabsiga u taxaabay waxaa la sheegay in ay xirnaan doonaan 30 cisho, halka 12 kalena lagu eedeeyay in ay si sharco daro ay ku doonayeen in ay ku galaan dalkaasi.

Dhawaan ayaa ciidamada ilaaladda xuduuda dalka Serbia, waxaa ay wada shaqeyn xoogan la bilaabeen ciidamo isku dhaf ah waxaana u jeedka lagu sheegay sidii loogu hortagi lahaa soo galootiga sharci darada ah, waxaana amarkaasi bixiyay raisal’wasaaraha dakaasi Aleksandar Vucic.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts