HomeWararDowlada Uganda oo Midowga Yurub ka codsaday in aysan lumin niyada ciidamada...

Dowlada Uganda oo Midowga Yurub ka codsaday in aysan lumin niyada ciidamada Ugada ee Soomaaliya.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Taliya Ciidanka Ugand General Katumba Wamala, ayaa sheegay in ay dowladaha Midowga Yurub, ay ka dalbanayaa in aysan lumin niyada ciidamada dolwadda Uganda ee qeybta ka ah howgallka Midowga Africa ee Soomaaliya. ” Waxaan walaac ka muujineynaa, in aan weyno 20 % mishaarka ay ciidamada ay ka helaa Midowga Yurub|”. Ayuu sheegay, ” Waxaan ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliya Ciidanka Ugand General Katumba Wamala, ayaa sheegay in ay dowladaha Midowga Yurub, ay ka dalbanayaa in aysan lumin niyada ciidamada dolwadda Uganda ee qeybta ka ah howgallka Midowga Africa ee Soomaaliya.

” Waxaan walaac ka muujineynaa, in aan weyno 20 % mishaarka ay ciidamada ay ka helaa Midowga Yurub|”. Ayuu sheegay, ” Waxaan ka codsaneynaa in ay ciidamada u ogolaadaan in niyad saafi ah ay ugu howgalaan gudaha Soomaaliya” .

- Advertisement -

Taliyaha ayaa waxaa uu hadalkaan uu ka sheegay, shir jaraa’id oo uu ku cadeynayay in ciidanka, dowladda Uganada ay si arxan dara ah u garaaceen taageerayaasha xisbiga mucaaradka ee dalkaasi.

Isagoona kula dar daarmayay in ay joojyaan, ayna la yimaadaan anshax wanaagsan, iyadoo la joojinayo dhibaatooyinka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts