HomeWararDowladda kenya oo lacago dul digay sidii loosoo xiri lahaa muwaadin Soomaaliyeed.

Dowladda kenya oo lacago dul digay sidii loosoo xiri lahaa muwaadin Soomaaliyeed.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dowladda kenya, ayaa waxaa ay balanqaaday in ay Abaalmarin ahaan ay usiineyso lacag gaareysay 12Sh million, qof kasta oo keena xog ku aadan sidii loo soo xiri lahaa Abdullahi Abdi Sheikh, oo ay Dowladda kenya ku eedeysay in uu ka dambeyay weeraro ka dhacay kenya. Wasiirka armiha gudaha dalka kenya iyo Isbatoore General Joseph Boinnet, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda kenya, ayaa waxaa ay balanqaaday in ay Abaalmarin ahaan ay usiineyso lacag gaareysay 12Sh million, qof kasta oo keena xog ku aadan sidii loo soo xiri lahaa Abdullahi Abdi Sheikh, oo ay Dowladda kenya ku eedeysay in uu ka dambeyay weeraro ka dhacay kenya.

Wasiirka armiha gudaha dalka kenya iyo Isbatoore General Joseph Boinnet, ayaa si wada jir ah u sheegay in Abdullahi Sheikh uu yahay nin ciidan ah qatarna ku aha ammaanka dalka kenya.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa lagu eedeeyay in uu weeraray jaziiradda Lamu, isagoona sidoo kale weeraray ciidanka KDF xeryo ay ku leeyihiin xuduuda dalkaasi iyo soomaaliya.

Dowladda kenya, waxaa ay sheegtay in Abdullahi, uu xiriir la leeyahay kooxda Jaysh Ayamn Cell, ee dhawaan weerartay keymaha Boni Forest ee gobolka Lamu.

Abullahi, ayaa la aaminsanyahay in uu yahay muwaadin soomaaliyeed, oo dalka kenya ku noolaa, 20 sano ee lasoo dhaafay.

- Advertisement -

Wargeyska the star, ee dalka kenya oo baahiyay warkaan, ayaa sheegay in aan la ogeyn Abdullahi halka uu ka joogo dalka kenya, balse ciidamada dowladda kenya ayaa doonaya sidii loosoo xiri lahaa ninkaasi doonaya in ay kala kaashadan dadka ku nool dalka kenya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts