HomeWararSarkaal Al Shabab u qaabilsanaa Gobolka Hiiraan oo ka dilay

Sarkaal Al Shabab u qaabilsanaa Gobolka Hiiraan oo ka dilay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Cabdi Aadan, oo Al Shabab u qaabilsana howllgaladda Gobolka Hiiraan ee Soomaaliya, ayaa lasoo sheegayaa in ay dileen maleeshiyaad hubeysan, kadib markii ay weerar ku qaadeen saldhig ay Al Shabab kulahaayeen deegaanka Luuqa-jeeloow ee Galbeedka Magaaladda Beledweyne. Guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo siyaasada ee Gobolka Hiiraan Maxamed Ibraahim C/llaahi ayaa warbaahinta u sheegay in Sarkaalka la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cabdi Aadan, oo Al Shabab u qaabilsana howllgaladda Gobolka Hiiraan ee Soomaaliya, ayaa lasoo sheegayaa in ay dileen maleeshiyaad hubeysan, kadib markii ay weerar ku qaadeen saldhig ay Al Shabab kulahaayeen deegaanka Luuqa-jeeloow ee Galbeedka Magaaladda Beledweyne.

Guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo siyaasada ee Gobolka Hiiraan Maxamed Ibraahim C/llaahi ayaa warbaahinta u sheegay in Sarkaalka la dilay.

- Advertisement -

Sarkaalka la dilay, ayaa lasoo sheegayaa in si weyn looya yaqaanay gudaha gobolka Hiiraan.

Xaaladda deegaanka Luuqa-jeeloow, ayaa manta degan, waxaa la sheegayaa in ay ciidamo ka tirsan dowladda soomaaliya ay ku wajahanyihiin halka ay ku dagaalameen xalay ciidamo taageersan dowladda iyo Al Shabab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts