HomeWararMadaxweynaha Somaliland oo sheegay in uu cafis u fidiyay Siyaasiyiinta Somaliland ee...

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in uu cafis u fidiyay Siyaasiyiinta Somaliland ee ku sugan Muqadishu.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa manta sheegay in uu cafis u fidiyay siyaasiinta kasoo jeeda deegaankadda maamulka Somaliland ee ku sugan Mogadishu, kadib markii dhowr cisho ka hor ay ashtako ka keeneen, war-murtiyeedkii kasoo baxay shirkii madasha wada-tashiga qaran. Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cusmaan C/llaahi Saxar-diid ayaa, ayaa ujeedka cafiskaan ku sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa manta sheegay in uu cafis u fidiyay siyaasiinta kasoo jeeda deegaankadda maamulka Somaliland ee ku sugan Mogadishu, kadib markii dhowr cisho ka hor ay ashtako ka keeneen, war-murtiyeedkii kasoo baxay shirkii madasha wada-tashiga qaran.

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cusmaan C/llaahi Saxar-diid ayaa, ayaa ujeedka cafiskaan ku sheegay in uu yahay mid la doonayo In looga faa’ideeyo siyaasiinta kazoo jeeda Somaliland eek u sugan magaaladda Mogadishu.

- Advertisement -

“ Siyaasiinteena ku sugan Mogadishu, waxaan ku wargelineynaa in ay yimaadaan deegaanadooda, hadii ay, haddii aysan imaan Karin waxaan ka qeybqaadaneynaa in aan ku caawino sidii ay u imaan lahaayeen, ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cusmaan C/llaahi Saxar-diid.

Siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland ayaa qaadacay shirkii Madasha Wada-tashiga qaran, kadib markii saddex xubnood laga jiray 11-ka xubnood ee ay aqalka sare ku lahaayeen, isla markaana loogu daray Puntland, iyadoo markii dambe labo xubnood oo dheeri ah la siiyay.

Dhawaan ayeey aheed markii Madaxweynaha Maamulka Galmudug, uu sheegay in aysan ku qancin xubnaha madashu ay u kordhisay maamulka Puntaland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts