HomeWararHey’adda SWDC oo tartan kubada cagta ah ku maamuustay maalinta Dhalinyarada Caalamka.

Hey’adda SWDC oo tartan kubada cagta ah ku maamuustay maalinta Dhalinyarada Caalamka.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Hey’adda Hormarinta Haweenka Soomaaliyeed ee SWDC, ayaa maanta oo jimca aheed,  tartan kubada cagta ah oo lagu weyneynayay Maalinta Dhalinyarada Aduunka, ku qabatay Magaaladda Mogadishu. Tartanka, ayaa waxaa ka qeybgalay ciyaartooy laga soo xulay xerayaha barakacyaasha ee magaaladda mogadishu. Agaasimaha Hey’ada Horumarinta Haweenka Somaliyeed SWDC, Aamina Caraale, ayaa garoonka tartarnka kubada cagta ka sheegatay, in ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hey’adda Hormarinta Haweenka Soomaaliyeed ee SWDC, ayaa maanta oo jimca aheed,  tartan kubada cagta ah oo lagu weyneynayay Maalinta Dhalinyarada Aduunka, ku qabatay Magaaladda Mogadishu.

Tartanka, ayaa waxaa ka qeybgalay ciyaartooy laga soo xulay xerayaha barakacyaasha ee magaaladda mogadishu.

- Advertisement -

Agaasimaha Hey’ada Horumarinta Haweenka Somaliyeed SWDC, Aamina Caraale, ayaa garoonka tartarnka kubada cagta ka sheegatay, in ay sii wadayaan ka shaqeynta hormarinta bulshadda.

12 bisha August, waxaa sanad walba loo dabaal degaan maalinta Caalamiga ah ee Dhalinyarada Aduunka, waxaana markii ugu horeysay loo dagabaal degay sanadkii 2000.

IMG_1405 IMG_1026 IMG_1037 (1) IMG_1037 IMG_1062 (1) IMG_1062 IMG_1204 IMG_1274 IMG_1325 IMG_1341 IMG_1373

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts