HomeWararCiidamada Police-ka dalka Uganda oo qorsheynaya sugida amaanka xiliga doorashada Soomaaliya

Ciidamada Police-ka dalka Uganda oo qorsheynaya sugida amaanka xiliga doorashada Soomaaliya

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ciidamada Police-ka Uganda ee ka hoos shaqeeya Howgalka Midowga Africa ee AMISOM, ayaa sheegay in ay ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ka caawinayaa dhinaca ammaanka inta ay socdaan doorashada Soomaaliya ka hor inta uusan dhamaan sandkaan. Taliye ku xigeenka ciidanka Police-ka Uganada Christine Alalo, ayaa sheegay in ay doonayaa in ciidamada ammaanka Dowladda Doomaaliya ay ka […]

- Advertisement -

Ciidamada Police-ka Uganda ee ka hoos shaqeeya Howgalka Midowga Africa ee AMISOM, ayaa sheegay in ay ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ka caawinayaa dhinaca ammaanka inta ay socdaan doorashada Soomaaliya ka hor inta uusan dhamaan sandkaan.

Taliye ku xigeenka ciidanka Police-ka Uganada Christine Alalo, ayaa sheegay in ay doonayaa in ciidamada ammaanka Dowladda Doomaaliya ay ka caawinayaan, dhinaca amaan si dalka Soomaaliya ay uga dhaco doorasho lagu guulesto sanadkaan.

- Advertisement -

Taliyaha ayaa hadalkaan ka sheegay xaflad tababar loogu soo xirayay saraakiil Police ah oo gaara 100, kuwaasoo la doonayo in lagu xoojiyo ciidamada AMISOM ee Soomaaliya jooga.

Askar badan oo Police-ka dalka Ugada ah ayaa bishaan horaanteeda soo gaaray Magaaladda Mogadishu, kuwaasoo Howgallo ku caawinaya ciidamada Somali Police Force (SPF).

“ Doorashad ma ahan mid nin iyo codkii ah, waa ay ka duwantahay midaa, doorashadaan waxaa ay ka dhici doontaa hal goob, waxaan rajeyneynaa in ay si ammaan ah ay udhici doonaan”  sidaasi waxaa yiri taliye ku xigeen Police-ka ciidamada Midowga Africa ee AMISOM.

- Advertisement -

Saraakiisha iyo Ciidamada tababarka loosoo xiray, ayaa loo carbiyay ilaalinta xuquuqda Aadanaha, dhaqan iyo iyo maareynta jahwareerka, iyo ammaanka doorashada soomaaliya.

Latest stories