HomeWararAMISOM oo sheegtay iney fashiliyen weerar Al Shabab ay ku qaaday Saldhigyo...

AMISOM oo sheegtay iney fashiliyen weerar Al Shabab ay ku qaaday Saldhigyo militari

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Howlgalka midowga Afrike ee AMISOM ayaa sheegaya in ay ka hortagen Weerar culus oo ay Al Shabab la eegan raben Xarumo militari oo ay AMISOM iyo kuwa dowlada ku leeyihiin deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelada Hoose. Weli lama ogga faahfaahin badan oo ku saabsan sida weerarka looga hortagay,haddii uu dagaal dhacay ama khasaare kale uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Howlgalka midowga Afrike ee AMISOM ayaa sheegaya in ay ka hortagen Weerar culus oo ay Al Shabab la eegan raben Xarumo militari oo ay AMISOM iyo kuwa dowlada ku leeyihiin deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelada Hoose.

Weli lama ogga faahfaahin badan oo ku saabsan sida weerarka looga hortagay,haddii uu dagaal dhacay ama khasaare kale uu jiro.

- Advertisement -

VOA ayaa sheegeysa in AMISOM ay sheegtay in weerarkasi ay ka hortagen iyaga oo ay garab socden Ciidamada dowlada Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts