HomeWararAl Shabab oo xalay weerartay Fariisimo ciidamada dowlada ay ku leeyihiin Gobolka...

Al Shabab oo xalay weerartay Fariisimo ciidamada dowlada ay ku leeyihiin Gobolka Bakool

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in xalay fiidkii ay dagaalamayaal Al Shabab ka tirsan ay weeraren dhowr fariisin oo ay Ciidamada dowlada ku leeyihiin degmada Waajid ee gobolka Bakool. Wararka ayaa intaasi ku daraya in Dagaal xoogan dhowr saac qaatay in halkasi uu ka dhacay inkastoo weli aan la ogeyn khasaaraha rasmiga ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in xalay fiidkii ay dagaalamayaal Al Shabab ka tirsan ay weeraren dhowr fariisin oo ay Ciidamada dowlada ku leeyihiin degmada Waajid ee gobolka Bakool.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in Dagaal xoogan dhowr saac qaatay in halkasi uu ka dhacay inkastoo weli aan la ogeyn khasaaraha rasmiga ee weerarka ka dhashay.

- Advertisement -

Warbaahinta Al Shabab ayaa sheegeysa in khasaare xoogan ay gaarsiyen dhinacii ay dagaalka la galen.

Dowlada Soomaaliya iyo AMISOM weli kama aysan hadlin wararkan sheegaya in xalay weerar culus lagu qaaday xarumo ay ku leeyihiin Gobolka Bakool.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts