HomeWararMadaxweynaha oo shaaciyey inay doonayaan in Xal-siyaasadeed lagu dhameeyo Dagaalka Alshabaab.

Madaxweynaha oo shaaciyey inay doonayaan in Xal-siyaasadeed lagu dhameeyo Dagaalka Alshabaab.

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha ayaa waxa uu hadalkaasi ka sheegay Khudbad uu maanta ka jeediyey Shirka Ganacsiga Caalaamiga “The Global Business Forum” oo ka furmay magaallaadda Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, wuxuuna carrabka ku dhuftay inay Dowladiisa u hawlgalayso sidii xal loogu heli lahaa dagaalladda Alshabaab ee ku-dhawaad tobanka sanno socda. “Hal arrin waa la hubaa, ma qorsheynayo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa waxa uu hadalkaasi ka sheegay Khudbad uu maanta ka jeediyey Shirka Ganacsiga Caalaamiga “The Global Business Forum” oo ka furmay magaallaadda Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, wuxuuna carrabka ku dhuftay inay Dowladiisa u hawlgalayso sidii xal loogu heli lahaa dagaalladda Alshabaab ee ku-dhawaad tobanka sanno socda.

“Hal arrin waa la hubaa, ma qorsheynayo inaan qori keliya ku dhamayno Dagaalka Alshabaab, waxaa mar kasta jirayso Dib-u-heshiisiin” ayuu yiri Madaxweynuhu, wuxuuna dhinaac kale  qiray inay mar hore natiijo ka gaareen La-xaajoodka Alshabaab

- Advertisement -

Waxa uu tilmaamay in tiro badan oo Saraakiil Dhexe oo ka tirsanaa Xarakadda Alshabaab la heshiiyeen Dowladda Federalka, kuwaasi oo dib ugu soo laabtay xaalladda caadiga.

Hadalka Niyad-wanaagga ee Madaxweynaha Dowladda Federalka ka dhawaajiyey ayaa waxa uu ku soo beegmay iyadoo ay Ciiddanka Dowladda iyo kuwa Hawlgalka AMISOM kala wareegeen Dagaalamayaasha Alshabaab qeybo ka mid ah Goballadda Koonfurta Soomaaliya.

Dhinaca kale, Dagaalamayaasha Alshabaab waxay Tan iyo sannadkii 2007-dii dagaal kula jiraan Ciiddanka Dowladda Federalka iyo Ciiddanka Hawlgalka AMISOM oo tiradooda ka badan tahay 22,000 oo Askari.

- Advertisement -

© Radio Dalsan 

 

Latest stories