HomeWararNin u dhashay Suurya oo kelidiisa u iibiyey si uu ugu tahriibo...

Nin u dhashay Suurya oo kelidiisa u iibiyey si uu ugu tahriibo Europe.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Qaxootigaasi ayaa sheegay inuu kelidiisa ku iibiyey dalka Lubnaan, si uu ugu soo tahriibo Qaaradda Europe.

Waxa uu tilmaamay inuu maray qaliin khatar ah oo aan daawo lahayn, waxaana dhibaatada haysata Dhibanaha soo shaac baxday, markii uu Tahriib ku soo galay dalka Serbia.

Ururka La-dagaalanka Is-xambaarka ee ATINA oo uu fadhigooda dhexe ku yaallo caasimadda dalka Serbia ee Belgrade ayaa u fidisay Daaweyn, wuxuuna muddadii uu Tahriibka soo ahaa isticmaali jirey Kaniinka Xanuun-jebiyaha ee Painkillers.

Dhinabaha waxa uu sheegay inuusan wax daawayn ah helin 20-maalmood markii uu soo gaaray Serbia ee la caawiyey waxa uu sheegay inuu doonayo inuu safarkiisa sii wadanayo, wuxuuna mar hore gaaray xududuka Korowaatka (Croatia).

© Radio Dalsan

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories