HomeWararCiidamada Galmudug oo soo furtay Afar qof oo Ajaanib ah

Ciidamada Galmudug oo soo furtay Afar qof oo Ajaanib ah

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Howlgal balaaran oo ay Xalay sameeyeeen Ciidamada Ammaanka Maamulka Galmudug ayaa lagu soo furtay Afar ruux oo u dhashay Dalka Iran kuwaas oo lagu heystay Magaalada Cadaado Ee Gobolka Galguduud. Koox lala xiriiriyay Burcad badeeda Soomaalida ayaa afduubtay raggan u dhashay Wadanka Iran muddo imminka laga joogo 2 sanno ka hor halka warar kalena ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Howlgal balaaran oo ay Xalay sameeyeeen Ciidamada Ammaanka Maamulka Galmudug ayaa lagu soo furtay Afar ruux oo u dhashay Dalka Iran kuwaas oo lagu heystay Magaalada Cadaado Ee Gobolka Galguduud.

Koox lala xiriiriyay Burcad badeeda Soomaalida ayaa afduubtay raggan u dhashay Wadanka Iran muddo imminka laga joogo 2 sanno ka hor halka warar kalena ay sheegayan in raggan ay kamid ahaayen 13 qof oo laga qabsaday doon dhawaan soo caarisay.

- Advertisement -

Howlgalka lagu soo furtay Afartan ruux ayaa xalay laga sameeyay Magaalada Cadaado oo hore loo heystay Dadkan reer Iran.

Kuluumeysatada Iran ayaa aad uga kaluumeysta Biyaha Soomaaliya iyaga oo aan ruqsadna u heysan waxana Dalka iran uu kamid ah yahay dhowr Wadan oo si sharci darro ah uga kalluumeysata Biyaha Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts