HomeWararMuwaadin Soomaali-Maraykan u hanjabay Saraakiil ka tirsan FBI-da oo la xukumay

Muwaadin Soomaali-Maraykan u hanjabay Saraakiil ka tirsan FBI-da oo la xukumay

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Mohamed Ali Omar ayaa shalay la soo taagay Maxkamadda Heerka Degmo ee magaalladda Minneapolis ee dalka Maraykanka, waxaana lagu soo oogay inuu Saraakiil ka tirsan Dembi-baarista Boliska ee FBI-da iyo Turjumaan Soomaali ah cabsi-geliyey, xilli ay bishii March ee sannadkan baaritaan ku hayeen fal walaalkiisa lala xiriirinayey Falal Argagixiso. Mohamed Ali Omar oo 22-jir ah […]

- Advertisement -

Mohamed Ali Omar ayaa shalay la soo taagay Maxkamadda Heerka Degmo ee magaalladda Minneapolis ee dalka Maraykanka, waxaana lagu soo oogay inuu Saraakiil ka tirsan Dembi-baarista Boliska ee FBI-da iyo Turjumaan Soomaali ah cabsi-geliyey, xilli ay bishii March ee sannadkan baaritaan ku hayeen fal walaalkiisa lala xiriirinayey Falal Argagixiso.

Mohamed Ali Omar oo 22-jir ah ayaa lagu xukumay xukun 3 sanno oo ilaalo lagu haynayo iyo qoddobo kale oo aan la shaacinin..

- Advertisement -

Garsooraha Maxkamadda Heerka Degmo ee magaalladda Minneapolis, Micheal Davis ayaa ku gacan-sayray Codsi Dowladda Federalka ku doonaysay in xabsi adag lagu xukumo Eedeysanaha.

Dhinaca kale, Bilowgii bishii June, Garsoore Michael Davis waxa uu amray in la sii daayo Eedeysanaha, wuxuuna xayiray xukunkiisa, inkastoo uu haatan garwaaqsaday Go’aanka Maxkamadda Sare Maraykanka ka heshay wada-xaajoodka midnaha “Cabsi-gelinta Runta ah”.

Xeer-ilaalinta Maraykanka kama hadlin xukunka haatan lagu riday Eedeysanaha horey ugu hanjabay Saraakiil ka tirsan FBI-da.

Latest stories