HomeWarar22 Muwaadiniin Kenyan ah oo Berito Maxkamad la soo taagi doono

22 Muwaadiniin Kenyan ah oo Berito Maxkamad la soo taagi doono

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ugu Yaraan 22 Ruux oo u dhashay Dalka Kenya ayaa berito oo ay taariikhdu ku beegan tahay 5 bisha October waxa la soo taagi doona Maxkamada Gobolka Banaadir. Muwaadiniintan Kenyaan ah ayaa loo heystaa iney si sharci darro ah Dalka ku soo galen ugana shaqeysanayen iyada oo aysan ka warqabin Dowlada Soomaaliya. Shalay ayay Maxkamad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu Yaraan 22 Ruux oo u dhashay Dalka Kenya ayaa berito oo ay taariikhdu ku beegan tahay 5 bisha October waxa la soo taagi doona Maxkamada Gobolka Banaadir.

Muwaadiniintan Kenyaan ah ayaa loo heystaa iney si sharci darro ah Dalka ku soo galen ugana shaqeysanayen iyada oo aysan ka warqabin Dowlada Soomaaliya.

- Advertisement -

Shalay ayay Maxkamad ka soo muuqden dhamaan 22ka qof Berito ayaa dib loo dhigay dhageysiga Dacwadooda.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts