HomeWararMadaxweynaha oo sheegay inay Somalia u baahan tahay Maalgashi Caalami ah.

Madaxweynaha oo sheegay inay Somalia u baahan tahay Maalgashi Caalami ah.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

 

Madaxweynaha Dowladda Federalka Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu maanta Khudbad  ka jeediyey Shirweynaha 3-aad ee Hoggaamiyayaasha Afrika iyo kuwa dalka Hindiya oo ka furmay magaalladda New Delhi.

Madaxweynaha waxa uu tilmaamay inay Somalia ka furan Fursado Maalgashi, isla markaana ay Somalia ka soo gudubtay Marxalladihii Colaadaha.

Waxa uu sheegay inay Dowladda Federalka gacmo furan ku soo dhaweynayaan Dowladaha, Ganacsatada iyo Shirkadada doonayaan ina ka qeyb galaan Maalgashiga Somalia ee dhinacyadda Beeraha, Kalluumeysiga, Wershadaha iyo Xoolaha.

Shirka Hoggaamiyayaasha Afrika iyo Madaxda Dowladda Hindiya  waxaa kaloo ka hadlay Hoggaamiyayaasha Afrikaanka ee lagu casuumay, kuwaasi oo sheegay inay soo dhaweynayaan Xiriirka Afrika iyo Hindiya.

Dhinaca kale, Dowladda Hindiya ayaa doonayso inay Suuqayadda Afrika kula tartamaan Shiinaha oo Maalgashi iyo Ganacsi fiican ku haysta dalalka Afrika.

NEW1NEW 3NEW 4NEW2

© Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories