HomeWararKenya oo abaal-marin lacageed dul-dhigtay Hoggaamiye ka tirsan Xarakadda Alshabaab.

Kenya oo abaal-marin lacageed dul-dhigtay Hoggaamiye ka tirsan Xarakadda Alshabaab.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Hay’addaha Ammaanka ee Kenya ayaa waxay 2 million oo Kenya Shillings ayey dul-dhigeen, si loo keeno Xog horseedi karta inay Ciiddanka Ammaanka soo qabtaan Hoggamiye ka tirsan Xarakadda Alshabaab oo lagu magacaabo Mohamed Kunow Yusuf, laguna naanayso Abu Ali. Wasaaradda Arrimaha Gudaha Kenya ayaa maanta shaacisay sawirka Hoggaamiyahaasi oo ay ku tilmaameen Nin hubeysan oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’addaha Ammaanka ee Kenya ayaa waxay 2 million oo Kenya Shillings ayey dul-dhigeen, si loo keeno Xog horseedi karta inay Ciiddanka Ammaanka soo qabtaan Hoggamiye ka tirsan Xarakadda Alshabaab oo lagu magacaabo Mohamed Kunow Yusuf, laguna naanayso Abu Ali.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Kenya ayaa maanta shaacisay sawirka Hoggaamiyahaasi oo ay ku tilmaameen Nin hubeysan oo khatar ah.

- Advertisement -

Boliska Kenya waxay sheegeen inay Hoggaamiyayaasha Alshabaab ee ku sugan gudaha Somalia ay u soo direen Mohamed Kunow Yusuf, laguna naanayso Abu Ali, si uu u xoojiyo Unug ka tirsan Dagaalyahanno Alshabaab oo loo yaqaano Shabakadda Mustafa Caato, kuwaasi oo ka hawlgala W/bari Kenya.

Boliska Kenya waxay rumeysan yihiin inay Shabakadda  Mustafa Ato Network  inay ka hawlgalaan Wajeer.

Sannadkii 2012-kii, Mohamed Kunow Yusuf “Abu Ali” waxaa la sheegay inuu ka dambeeyey weeraro bam-gacmeed oo lala beegsaday Ganacsato aan u dhalanin W/bari Kenya.

- Advertisement -

Xigasho: The Star

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts