HomeWararAhlu Sunna oo Cabdiwaal u Magacawday Taliyaha Ciidankeeda

Ahlu Sunna oo Cabdiwaal u Magacawday Taliyaha Ciidankeeda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Kooxda Ahlu Sunna Waljameeca ayaa Taliyaha Ciidamadeeda waxa ay u magacwday Cabdiwaal oo hore u ahaan jiray Hogaamiye kooxed. Ahlu Sunna ayaa ku soo aadisay Magacabista Taliyaha xili ay Kooxda Dagaal kula jirto Maamul Goboleedka Galmudug. Cabdiwaal ayaa aad ugu xeel dheer dhinaca Militiriga waxana la filaya sida Kooxda ay sheegtay inuu wax badan ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxda Ahlu Sunna Waljameeca ayaa Taliyaha Ciidamadeeda waxa ay u magacwday Cabdiwaal oo hore u ahaan jiray Hogaamiye kooxed.

Ahlu Sunna ayaa ku soo aadisay Magacabista Taliyaha xili ay Kooxda Dagaal kula jirto Maamul Goboleedka Galmudug.

- Advertisement -

Cabdiwaal ayaa aad ugu xeel dheer dhinaca Militiriga waxana la filaya sida Kooxda ay sheegtay inuu wax badan ka bedali doono Arrimaha Amniga.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts