HomeWararMareykanka oo ugu baaqay Axmed Modobe in Beelaha dega Goboladaasi Baarlamaanka laga...

Mareykanka oo ugu baaqay Axmed Modobe in Beelaha dega Goboladaasi Baarlamaanka laga qeybgaliyo

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Sida laga soo xigtay war-saxaafadeed ay soo saartay safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya, ee sida ku meel gaar ah ugu shaqeeya magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa xaqiijiyay in dowladda Mareykanka ay soo dhoweeyay ballamada sheegaya in beelaha dega Gobolada Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose iyo Gedo inay Baarlamaanka Jubaland State ay iska dhex arki doonaan.

Dowladda Maraykanka ayaa soo dhoweeyey ayaa lagu yiri, hadlka Madaxweynaha Maamulka Jubaland  Sheekh Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo ahaa balaarinta Golaha.

Sidoo kale waxaa lagu yiri warsaxaafadeedka “  Dawlada Maraykanku waxay bogaadinaysaa hawlgelinta wax ku oolka ah ee ay wadaam Axmed Madoobe, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud iyo Ra’iisul Wasaaraha Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke si wax looga qabto dhibaatooyinka ka qaybgalka loo dhan yahay.

Ugu dambeytii waxaa lagu yiri warsaxaafadeedka “ waxaan ku dhiirigelinaynaa dhamaan sii wadida hormarka laga sameynayo doorashada dhamaadka 2016.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories