HomeWararDowladda Afganistan oo sheegtay inay baarayaan wararka sheegayo geerida Hoggaamiyihii Daalibaan

Dowladda Afganistan oo sheegtay inay baarayaan wararka sheegayo geerida Hoggaamiyihii Daalibaan

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ku-xigeenka Afhayeenka Madaxweynaha Afganistan ayaa sheegay inay ku raad joogaan xaqiijinta inuu geeriyooday Hoggaamiyihii Ururka Daalibaan, Mullah Omar. Dowladda Afganistan iyo Ilo dhinaca Sirdoonka ayaa horey u sheegay inuu Hoggaamiyahaasi geeriyooday muddo haatan laga joogo labo ama saddex sanno ka hor. Afhayeenka Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka, John Kirby ayaa sheegay inaysan xaqiijin Karin geerida Hoggaamiyihii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ku-xigeenka Afhayeenka Madaxweynaha Afganistan ayaa sheegay inay ku raad joogaan xaqiijinta inuu geeriyooday Hoggaamiyihii Ururka Daalibaan, Mullah Omar.

Dowladda Afganistan iyo Ilo dhinaca Sirdoonka ayaa horey u sheegay inuu Hoggaamiyahaasi geeriyooday muddo haatan laga joogo labo ama saddex sanno ka hor.

- Advertisement -

Afhayeenka Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka, John Kirby ayaa sheegay inaysan xaqiijin Karin geerida Hoggaamiyihii Ururka Daalibaan.

Hoggaamiyaha Ururka Daalibaan ayaan meel fagaare ah lagu arkin tan iyo markii ay Milliteriga Maraykanka duullaanka ku qaadeen dalka Afganistan sannadkii 2001-dii.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts