HomeWararMuwaadiniin Soomaali oo xalay lagu qabtay Galbeedka Kenya

Muwaadiniin Soomaali oo xalay lagu qabtay Galbeedka Kenya

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Degmadda Kakamega ee Galbeedka dalka Kenya ayaa waxaa xalay lagu qabtay 6 dhallinyarro Soomaali ah, kadib, markii ay dadka deegaanka u soo fara muuqeen Boliska halka ay ku sugnaaeen Soomaalidaas. Taliyaha Boliska Galbeedka Kenya, Moses Ombato ayaa sheegay inay  gacanta ku  dhigeen 6 qof oo Soomaali, isla markaana ay baarayaan sababaha ay u yimaadeen  Kenya. […]

- Advertisement -

Degmadda Kakamega ee Galbeedka dalka Kenya ayaa waxaa xalay lagu qabtay 6 dhallinyarro Soomaali ah, kadib, markii ay dadka deegaanka u soo fara muuqeen Boliska halka ay ku sugnaaeen Soomaalidaas.

Taliyaha Boliska Galbeedka Kenya, Moses Ombato ayaa sheegay inay  gacanta ku  dhigeen 6 qof oo Soomaali, isla markaana ay baarayaan sababaha ay u yimaadeen  Kenya.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray inaysan raggaasi wadanin wax Dukumentiyo oo lagu aqoonsado.

Moses Ombato waxa kaloo uu sheegay inay heleen warbixino fududeeyey in la soo qabto dadkaasi, wuxuuna xusay inay Ciiddanka Kenya ku jiraan heegan buuxa si looga hortago waxa uu ugu yeeray Falalka Argagixiso.

Dhinaca kale, Hay’addaha Ammaanka ee dalalka Kenya iyo Uganda ayaa xoojiyey Hawlgalladda Ilaaladda, kadib, markii laga digay inay Alshabaab qorsheynayaan weeraro cusub oo ka dhaca dalalkaasi.

- Advertisement -

Ciiddan badan ayaana la dhigay Dhismooyinka iyo goobaha muhiimka, waxaana la baarayaa gaadiidka isaga kala gudba xuduudka Kenya iyo Uganda.

© Warqabadka Radio Dalsan

 

Latest stories