HomeWararDaraasaad lagu sameeyey sababaha ay dhallinyarradda Kenyaanka ugu biiraan Alshabaab

Daraasaad lagu sameeyey sababaha ay dhallinyarradda Kenyaanka ugu biiraan Alshabaab

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Dr. Mustaf Ali oo ah Cilmi-baare ku takhasusay Xag-jirnimadda ayaa sheegay in inta badan Kenyaanka ku biiray Alshabaab ay kal yihiin kuwo Diin ahaan u taageeray, halka  6% yihiin kuwo ugu biiray si ay Dhaqaale u helaan. Khabiirka oo wareysi siiyey Wargeyska The Standard ee ka soo baxa Nairobi ayaa sheegay  inay Kenyaanka  79% ugu […]

- Advertisement -

Dr. Mustaf Ali oo ah Cilmi-baare ku takhasusay Xag-jirnimadda ayaa sheegay in inta badan Kenyaanka ku biiray Alshabaab ay kal yihiin kuwo Diin ahaan u taageeray, halka  6% yihiin kuwo ugu biiray si ay Dhaqaale u helaan.

Khabiirka oo wareysi siiyey Wargeyska The Standard ee ka soo baxa Nairobi ayaa sheegay  inay Kenyaanka  79% ugu biireen Alshabaab si ay u difaacaan Diinta.

- Advertisement -

Khabiirka waxa kaloo uu tilmaamay in kuwa ku biiray Alshabaab 30% ay ku tashkiiliyeen saaxiibadooda, halka 24% ay iskooda u go’aansadeen inay ka mid noqdaan Dagaalamayaasha Alshabaab.

Waxa uu intaasi ku daray inuu Cilmi-baaristiisa ku ogaaday in 4% yihiin kuwo ay qoreen Culumaa’udiinka.

Cilmi-baarista waxaa kaloo lagu muujiyey  da’da dhallinyarradda la sheegay in loo tababaray Xag-jirnimo, waxaana lagu hseegay  inay dhallinyaradaasi da’dooda u dhexeyso 10 ilaa 24 jir, kuwaasi oo ka kala tirsan Alshabaab iyo Ururka lagu magacaabo Golaha Jamhuuriga ee Mombasa (Mombasa Republican Council)

- Advertisement -

Daraasadda ayaa lagu sheegay inay  Dhallinyaradaasi 35% ka tirsan yihiin Alshabaab, halka 45% ka tirsan yihiin Ururka ka dhisan magaalladda Mombasa ee MRC.

Xigasho: The Standard

© Warqabadka Radio Dalsan
MOMBASA REPUBLICAN COUNCILALSHABAB

Latest stories