HomeWararOrodyahan Mo Farah oo tababar ugu jira Tartan ka dhici doona Paris

Orodyahan Mo Farah oo tababar ugu jira Tartan ka dhici doona Paris

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Orod-yahanka Somali British, Mo Farah ayaa beeniyey inuu isticmaalo Daawooyinka murqaha dhisa, iyadoo waayadan la sheegayey inuusan labo jeer marin baaritaanadda Ciyaartoyda looga baarayo inay isticmaaleen Daroogooyin.

Waxa uu Facebook soo dhigay isbuucan inuusan marnaba isticmaalin daroogo, isla markaana uusan dib u isticmaali doonin.

Waxa uu intaasi ku daray inuu boqolaal jireen iska baaray Daroogadda, iyadoo had iyo jeer loo sheegayey inuu nadiif ka yahay.

Waxa kaloo uu faahfaahiyey labadii jeer ee uu ka baaqday Baaritaanka, wuxuuna xusay inaysan jirin wax codsi iyo inay maqnaasnhiisa yihiin qaladaad fudud.

Mo Farah waxa uu horey ugu guuleystay Billadaha Orodada 5,000 meter iyo 10,000 meter.

Orodyahanka oo 32 jir ah waxaa uu haatan ku sugan yahay Degmadda Romeu ee dalka Faransiiska, waxaana la socda Tababarihiisa cusub oo lagu magacaabo Barry Fudge oo ka tirsan Ciyaaraha Fudud ee dalka Britain.

Tababare Barry Fudge waxa uu tilmaamay inuu Orod-yahanku yahay nin niyad fiican leh, isla markaana uu nadiif ka yahay isticmaalka Draoogadda.

 

Tababarihiisii hore, Alberto Salazar oo u dhashay dalka Maraykanka ayaa horey loogu  eedeeyey inuu Daroogo isticmaalo, inkastoo uu beeniyey arrintaasi.

Orod-yahan Mo Farah waxa uu haatan tababar orod ah ku qaadanayaa dhulka buuraleyda ee Font-Romeu, isagoo isku diyaarinayo Kulanka The Monoco Diamond League oo bisha soo socota la qaban doono.

MO FARAH 000 MO FARAH 2 MO FARAH

Xigasho:- The Mirror

Waxaa turjumay: Ustaad Nuradin Abokor Ahmed

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories