HomeWararFaahfaahin:Khasnajigii Xafiiska Ra’isul-wasaaraha Xukuumadda Federalka oo la dilay

Faahfaahin:Khasnajigii Xafiiska Ra’isul-wasaaraha Xukuumadda Federalka oo la dilay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Khasnajiga Gaarka ee Xafiiska  Ra’isul-wasare Omar Abdirashiid Ali Sharma’arke ayaa maanta lagu dilay Xaafadda Macmacaanka ee Degmadda Dharkenley ee magaalladda Muqdisho. Kooxo hubeysan ayaa la sheegay inay Marxuumka toogteen, ka hor intaysan ka baxsanin goobta. Mas’uuliyiin ka tirsan Xafiiska Ra’isul-wasaaraha ayaa u xaqiijiyey Idaacadda Dalsan in la dilay Marxuumkaasi. Maydka Marxuumka ayaa la dhigay Isbitaalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Khasnajiga Gaarka ee Xafiiska  Ra’isul-wasare Omar Abdirashiid Ali Sharma’arke ayaa maanta lagu dilay Xaafadda Macmacaanka ee Degmadda Dharkenley ee magaalladda Muqdisho.

Kooxo hubeysan ayaa la sheegay inay Marxuumka toogteen, ka hor intaysan ka baxsanin goobta.

- Advertisement -

Mas’uuliyiin ka tirsan Xafiiska Ra’isul-wasaaraha ayaa u xaqiijiyey Idaacadda Dalsan in la dilay Marxuumkaasi.

Maydka Marxuumka ayaa la dhigay Isbitaalka Madiina ee magaalladda Muqdisho.

 © Warqabadka Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts