HomeWararMas’uuliyiin lagu eedeeyey inay wax ka qaban waayeen dagaal beelo Soomaaliyeed...

Mas’uuliyiin lagu eedeeyey inay wax ka qaban waayeen dagaal beelo Soomaaliyeed ku dhex maray W/bari ee Kenya oo la xiray

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Saddex Mas’uul oo ka tirsan Madaxda Soomaalida ee W/bari Kenya ayaa la sheegay in xabsiga loo taxaabay, kadib, markii lagu soo oogay inay ku lug lahaayeen dagaal beeleed isbuucii hore dhex maray labo beelood oo Soomaali ah. Madaxa Ammaanka Manderea, Alakis Nokonyo ayaa sheegay in la xiray saddex Mas’uul oo ka hawlgeli jirey Deegaannadda Ceelmoole, […]

- Advertisement -

Saddex Mas’uul oo ka tirsan Madaxda Soomaalida ee W/bari Kenya ayaa la sheegay in xabsiga loo taxaabay, kadib, markii lagu soo oogay inay ku lug lahaayeen dagaal beeleed isbuucii hore dhex maray labo beelood oo Soomaali ah.

Madaxa Ammaanka Manderea, Alakis Nokonyo ayaa sheegay in la xiray saddex Mas’uul oo ka hawlgeli jirey Deegaannadda Ceelmoole, Hullow iyo Baniisa, kuwaasi oouu sheegay inay ku guul-daraysteen inay faragelin ku sameeyaan dagaalkaasi oo  lagu dilay 15 qof.

- Advertisement -

Waxa kaloo uu sheegay inay ku raad joogaan dad kale oo lala xiriirinayo dagaalkaasi, isla markaana ay Askar badan geeyeen goobihii lagu dagaalamay.

Dagaal-beeleedyadda ka dhaca W/bari Kenya  ayaa la sheegay  inay ku geeriyoodeen boqolaal qof, iyadoo kumanaan kalena ku barakaceen.

Latest stories