HomeWararHaween lala xiriirinayo Alshabaab oo la diiday in damiin lacageed lagu sii...

Haween lala xiriirinayo Alshabaab oo la diiday in damiin lacageed lagu sii daayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Maxkamadda magaalladda Mombasa ee dalka Kenya ayaa ka biyo diiday in Afar Haween oo lagu eedeynayo inay ku biiri lahaayeen Xarakadda Alshabaab lagu sii daayo Damiin Lacageed.

Garooraha Maxkamadda ayaa hadalkaasi sheegay, kadib, markii maxkamadda la hor keenay haweenkaasi oo lagu kala magacaabo Ummulkheyr  Sadri Abdalla,  Khadija Abubakar Abdulkadir, Maryam Saciid Cabuud iyo Halima Adan Ali.

Garsooraha waxa uu  amray in Xabsiga lagu sii hayo  ilaa bisha soo socota ee June 12-da oo dib loo dhegeysanayo dacwadooda.

Afarta Haween ee lala xiriirinayo Alshabaab ayaa la sheegay in bishii Maarso 27-dii laga soo qabtay  Degaanka Ceel-waaq, iyagoo doonayey inay ka tallaabaan xuduudka Kenya la wadaagto Somalia.

Haweenkaasi waxay horey u beeniyeen Eedeymaha laga soo oogay, inkastoo ay Dacwad-oogayaasha sheegeen inay haweenkaasi doonayeen inay ku biiraan Alshabaab.

© Dalsan Radio

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories