HomeWarar(WARBIXIN DEGDEG AH):- Alshabaab oo sheegay inay dileen 25 Sarkaal oo...

(WARBIXIN DEGDEG AH):- Alshabaab oo sheegay inay dileen 25 Sarkaal oo ka tirsan Boliska Kenya

Date:

Related stories

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

Afhayeenka dhinaca Hawlgalladda ee Xarakadda Alshabaab, Sheekh C/casiis Abu Muscab ayaa sheegay inay 25 Sarkaal oo  ka tirsan Boliska Kenya ku dileen Tuulladda Yumbis oo  dhinaca Waqooyi kaga toosan Degmadda Garissa ee W/bari ee dalka Kenya.

Afhayeenka ayaa maanta sheegay inay 20 Sarkaal dileen, kadib, markii ay Dagaalyahannadda Alshabaab xalay jidka u galeen Kolonyo gaadiid oo ay Saraakiishaasi la socdeen oo marayey Tuulladda Yumbis oo 70-Km dhinaca Waqooyi kaga toosan Degmadda Garissa.

“Waxaan qaadanay hubkooda oo dhan. Waxaa jira inay qaar ka mid ah Askarta Kenya ka baxsadeen weerarkaasi jidgalka” ayuu yiri Afhayeenka oo intaasi ku daray inay gubeen shan gaari oo ay Boliska Kenya leeyihiin.

Dhinaca kale, Afhayeenka dhinaca Hawlgalladda ee Xarakadda Alshabaab, Sheekh C/casiis Abu Muscab waxa uu tilmaamay inay warax miino ku dileen  Afar Sarkaal oo ka tirsan Boliska Kenya.

Weriyaha Telefishinka Aljazeera ee dalka Kenya, Mohamed Addow ayaa sheegay inay Boliska Garissa u xaqiijiyeen in 20 Sarkaal oo Kenyaati ah lagu diley weerarka ay Dagaalyahanandda Alshabaab fuliyeen.

©Warqabadka Dalsan Radio

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories