HomeWararRa'iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo Ku Wajahan Kismaayo

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo Ku Wajahan Kismaayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Booqanaya Magaaladda Kismaayo Ee Gobolka Jubadda Hoose. U Jeedada Booqashadda Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid ayay ku sheegtay Warbaahinta Dowladda in ay la xiriirto Kulamo uu Cumar Cabdirashiid la qaadan Doono Madaxda Maamulka Jubbaland. Arrinta ugu weyn la filayo inuu Maamulkasi kala hadli doono […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Booqanaya Magaaladda Kismaayo Ee Gobolka Jubadda Hoose.

U Jeedada Booqashadda Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid ayay ku sheegtay Warbaahinta Dowladda in ay la xiriirto Kulamo uu Cumar Cabdirashiid la qaadan Doono Madaxda Maamulka Jubbaland.

- Advertisement -

Arrinta ugu weyn la filayo inuu Maamulkasi kala hadli doono Ra’iisul wasaaraha ayaa ah Mooshinka Baarlamaanka Soomaaliya laga keenay Barlamaanka Maamulkasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts