HomeWararNin u dhashay Japan oo xaaskiisa oo dhagool ahayd si xun u...

Nin u dhashay Japan oo xaaskiisa oo dhagool ahayd si xun u dilay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Nin u dhashay dalka Japan ayaa isku soo dhiibay Boliska, kadib, markii uu xaaskiisa oo dhagool ahyd ku riday musqul, kuna shubay Aashito.

Ninkaasi  oo 68-jir ah ayaa sheegay inuu karaahsaday xaaskiisa oo dhagool ahayd, kadibna uu ku riday musqul u gaar ahayd Suuq weyne (Supermarket).

Odaygaasi ayaa sheegay inuu bishii hore ku kacay falkaasi. 

Boliska waxay soo saareen lafo iyo daan aadane oo lagu riday Suuliga.


Wargeyska The Yomiuri Shimbun ayaa qoray inuusan Odaygaasi sanooyin badan ku faraxsanayn guurkiisa, wuxuuna sheegay inay Nolosheeda xanuun badnayd, ka hor intaysan dhimanin.

Xaaskiisa ayaa la sheegay inay ahayd 64-jir xanuunsanaa.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories