HomeWararHaweeney ka badbaaday shil gaari oo ay dhowr qof ku geeriyootay

Haweeney ka badbaaday shil gaari oo ay dhowr qof ku geeriyootay

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Shan qoys oo isku qoys ah ayaa ku geeriyooday gaari ku qalibmay, kadibna ku dhacay Webi ku yaalla  waddada osku xirta Degaannadda Embu iyo Makutano ee Degmadda Kirinyaga. Gaariga qalibmay ayaa la sheegay inuu u sabab ahaa Dareewalka oo si xawli ah ku waday gaariga, isagoo awoodi kari waayey inuu xakameeyo gaariga oo ay la […]

- Advertisement -

Shan qoys oo isku qoys ah ayaa ku geeriyooday gaari ku qalibmay, kadibna ku dhacay Webi ku yaalla  waddada osku xirta Degaannadda Embu iyo Makutano ee Degmadda Kirinyaga.

Gaariga qalibmay ayaa la sheegay inuu u sabab ahaa Dareewalka oo si xawli ah ku waday gaariga, isagoo awoodi kari waayey inuu xakameeyo gaariga oo ay la socdeen 6 qof.

- Advertisement -

Dadkaasi oo la sheegay inay ka soo laabteen aas, waxa uu shilku ku qabsaday xilli ay ku sii jeedeen magaalladda Nairobi.

Waxaana dadkii ku geeriyooday ahaayeen Lammaane iyo labo carruur ay dhaleen.

Shilkaasi waxaa ka badbaaday haween la sheegay inay daaqada ka baxday, markii uu gaariga rogmaday, kuna dhicin webiga.

Latest stories