HomeWararMadaxweynaha: “Waan u mahadcelinayaa walaalaheena Afrika sida ay inoo garab qabteen, waxaana...

Madaxweynaha: “Waan u mahadcelinayaa walaalaheena Afrika sida ay inoo garab qabteen, waxaana filayaa in goor dhow ay muuqan doonto kaalintii Soomaaliya ay qaaradda ku lahayd”

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad lagu xusayey maalinta Qaaradda Afrika oo lagu qabtey magaalada Muqdisho. Munaasabadda oo ay ka soo qeybgaleen madax, danjireyaal, taliyeyaasha ciidamadda iyo marti sharaf kale, ayaa Madaxweynaha waxaa uu ka jeediyey khudbad uu kaga haley doorka Ururka Midowga Afrika uu ka qaatey […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad lagu xusayey maalinta Qaaradda Afrika oo lagu qabtey magaalada Muqdisho.

Munaasabadda oo ay ka soo qeybgaleen madax, danjireyaal, taliyeyaasha ciidamadda iyo marti sharaf kale, ayaa Madaxweynaha waxaa uu ka jeediyey khudbad uu kaga haley doorka Ururka Midowga Afrika uu ka qaatey arrimaha Soomaaliya iyo qaaradda inteeda kale.

- Advertisement -

“Hambalyo ayaan leeyahay dhammaan waddamada Afrika , munaasabadan awgeed. Soomaaliya marna ma ilaabi doonto taageerada waddamada Afrika u fidiyeen. Soomaaliya way og tahay halka ay ka timid iyo halka ay u jeeddo, intaasina suuragal ma noqoteen, haddii aaney ahayn taageerada buuxda ee aan ka helney waddamada Afrika. Taageeradaasina waxay abid qeyb ka noqon doontaa taariikhda Soomaaliya’’.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal ugu jirto sidii ay ula jaanqaadi lahayd hadafka qaaradda ee ah in la horumariyo nolosha haweenka, iyadoo taas laga duulayana haweenka loo magacaabay xilal muhiim ah, lana sii balaarin doono ka qeybgalka dumarka ee arrimaha siyaasadda, dhaqaalaha, bulshada, nabadgelyada iyo kuwo kale.

Waxaa uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu xusey oo kale mustaqbalka siyaasadeed ee Soomaaliya iyo sido loo dhaqangelinayo Hiigsiga 2016, oo uu sheegay in dowladdiisu ay ka go’an tahay in si buuxda loo fuliyo barnaamijyada la xiriira oo dhan.

- Advertisement -

-DHAMMAAD-

Daud Aweis
Afhayeenka Madaxtooyada
Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya
Email: daweis@presidency.gov.so

IB0A2339

IB0A2006

IB0A2236

IB0A2321

IB0A2250

Latest stories