HomeWararMucjiso:- Lo’ dhashay weylo mataano ah oo madaxa isaga dhegan

Mucjiso:- Lo’ dhashay weylo mataano ah oo madaxa isaga dhegan

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Mucjisooyinka Rabbaaniga ayaa had iyo jeer waxay ka turjumaan awoodda Rabbi Subxaanuhu Watacaala, waxaana loo baahan yahay in lagu cibaaro qaato mucjisooyinka lala kulmo. Dadka degan Deegaanka Inkariak-ronkena Oloitokitok ee dalka Kenya ayaa waxay shalay oo Jimco ah la anfariireen, kadib, mrakii sac uu lahaa nin beeraley ah ay dhashay  labo wayl oo madaxa isaga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mucjisooyinka Rabbaaniga ayaa had iyo jeer waxay ka turjumaan awoodda Rabbi Subxaanuhu Watacaala, waxaana loo baahan yahay in lagu cibaaro qaato mucjisooyinka lala kulmo.

Dadka degan Deegaanka Inkariak-ronkena Oloitokitok ee dalka Kenya ayaa waxay shalay oo Jimco ah la anfariireen, kadib, mrakii sac uu lahaa nin beeraley ah ay dhashay  labo wayl oo madaxa isaga dhegan.

- Advertisement -

Dadka Tuulo-joogga ayaa la sheegay inay buux dhaafiyeen beerta ninka beeraleyda oo lagu magacaabo  Boniface Mwangi, si ay u arkaan labada neef ee ku dhashay iyaga oo qaarka sare isaga dhegan.

Labada neef ayaa la sheegay inay labo saacadood oo keliya noolaayeen, kadibna ay dhinteen.

Milkiilaha lahaa saca dhalay waylahaasi ayaa sheegay in ay lo’da u dhashay  si caadi ah waylaha, waxayna dadka deegaanka kula taliyeen inuu gawraco labada weylo, oo haddii uusan sidaasi yeelinna ay dhibaato u keeni karto qoyskiisa iyo dadka deggan Tuulladda.

- Advertisement -

Dhakhaatiirta Xannaanadda Xoolaha ayaa yimid goobta, ka hor inta aan la aasin waylaha mucjisada ahaa.

Waxaa Turjumay: Ustaad Nuradin Abokor Ahmed

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts