HomeWararDEG DEG: Ciidamada Nabadsugida Oo Jirdilay Qaar Kamida Xildhibaanada Soomaaliya

DEG DEG: Ciidamada Nabadsugida Oo Jirdilay Qaar Kamida Xildhibaanada Soomaaliya

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Ciidamada nabadsugidda Soomaaliya Ayaa Jir dilay qaar kamida xildhibaanada soomaaliya Inta usan furmin kulanka mudanayaasha baarlamaanka. Ciidamadda ayaa xeray wadooyinka gala xarunta golaha shacabka ee magaalada muqdisho. Afhayeenka golaha shacabka Maxamed Sh Cismaan Jawaari ayaa Ka Hadlay Jir dilka Loo geestay Qaar kamida xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. Waxaa Uu sheegay in aysan ka soo horjeedin in […]

- Advertisement -

Ciidamada nabadsugidda Soomaaliya Ayaa Jir dilay qaar kamida xildhibaanada soomaaliya Inta usan furmin kulanka mudanayaasha baarlamaanka.

Ciidamadda ayaa xeray wadooyinka gala xarunta golaha shacabka ee magaalada muqdisho.

- Advertisement -

Afhayeenka golaha shacabka Maxamed Sh Cismaan Jawaari ayaa Ka Hadlay Jir dilka Loo geestay Qaar kamida xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaa Uu sheegay in aysan ka soo horjeedin in la xaqiijiyo Amaanka Balse Xildhibaanada ay leeyihiin xasaanad islamarkaana la dhowro xasaanadooda.

Dhanka Kale Gudiga Arimaha Gudaha Baarlamaanka Ayaa Lagu Amray in ay Si Deg Deg Ah Warbixin Uga Keenaan Waxa Arintaasi Sababay.

Latest stories