HomeWararDowladda Spain oo magangelyo siisay wiilkii shandada (A suitcase boy)

Dowladda Spain oo magangelyo siisay wiilkii shandada (A suitcase boy)

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Waaxda Socdaalka ee dalka Spain ayaa oggolaatay inuu dalkooda sii joogo wiil yar oo 7 jir ah, kaasi oo bishan 7-dii laga dhex helay Boorso  ay wadatay haweeney Mukhalas ahayd. Boliska jooga xuduudka ayaa la sheegay inay ogaadeen inuu wiilku ku dhex jiro Shandada Dhoofayaasha, kadib, markii la mariyey baaritaanka casriga ee Scan-ka. Wiilkaasi oo […]

- Advertisement -

Waaxda Socdaalka ee dalka Spain ayaa oggolaatay inuu dalkooda sii joogo wiil yar oo 7 jir ah, kaasi oo bishan 7-dii laga dhex helay Boorso  ay wadatay haweeney Mukhalas ahayd.

Boliska jooga xuduudka ayaa la sheegay inay ogaadeen inuu wiilku ku dhex jiro Shandada Dhoofayaasha, kadib, markii la mariyey baaritaanka casriga ee Scan-ka.

- Advertisement -

Wiilkaasi oo lagu magacaabo Adou Ali Ouattara kana soo jeedo dalka Ivory Coast ayaa la midoobaya hooyadiisa oo horey u degganayd Jesiiradda Canary Island ee dalka Spain.

Muuqaalka Sawirka Wiilka Shandada ayaa argagax muujiyey, iyadoo ay Tahriibayaasha isticmaalaan qaab kasta oo ay ugu suurtogeli karo inay mar uun cagta saaraan Qaaradda Europe.

Dhinaca kale, Maxkamad ku taalla dalka Spain ayaa xukmisay in xabsiga lagu sii hayo wiilka aabihiisa, inta laga soo dhamaystirayo Kiiska iyo sababta ku kalliftay inuu nolosha wiilkiisa khatar geliyey.

- Advertisement -

Waxaa Turjumay: Ustaad Nuradin Abokor Ahmed

Latest stories