HomeWararDEG DEG: Labo Xildhibaan Oo Lagu Dhaawacay Muqdisho

DEG DEG: Labo Xildhibaan Oo Lagu Dhaawacay Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Kooxo Hubeysan Ayaa Weeraray Gaari Ay Saarnaayeen Labo Xildhibaan Oo Ka Tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya. Weerarka Ayaa Ka Dhacay Wadada Muhiimka Ah Ee Makka Al Mukarama. Xildhibaanada La Weeraray Ayaa Magacyadooda Lagu Sheegay Cabdalla Axmed Boos Iyo Yuusuf Dirir. Gaariga Ay Saarnaayeen Mudanayaasha Ayaa Lagu Weeraray Gaari Kale Hase Ahaatee Xildhibaan Yuusuf Dirir Ayaa Weerarkaasi Ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo Hubeysan Ayaa Weeraray Gaari Ay Saarnaayeen Labo Xildhibaan Oo Ka Tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya.

Weerarka Ayaa Ka Dhacay Wadada Muhiimka Ah Ee Makka Al Mukarama.

- Advertisement -

Xildhibaanada La Weeraray Ayaa Magacyadooda Lagu Sheegay Cabdalla Axmed Boos Iyo Yuusuf Dirir.

Gaariga Ay Saarnaayeen Mudanayaasha Ayaa Lagu Weeraray Gaari Kale Hase Ahaatee Xildhibaan Yuusuf Dirir Ayaa Weerarkaasi Ku Dhaawacmay Iyo Darawalkii Gaariga U Waday Mudanayaasha.

Dhaawaca Xildhibaanka Ayaa Loola Cararay Cisbitaalka Madiina Ee Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Wixii Kusoo Kordha Halkan Kala Soco.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts