HomeWararDEG DEG: Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir Oo U Geeriyooday Dhaawac Ay...

DEG DEG: Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir Oo U Geeriyooday Dhaawac Ay U Geesteen Kooxo Hubeysan

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir Oo Kamid ahaa mudanayaasha baarlamaanka soomaaliya ayaa ku geeriyooday magaalada muqdisho kadib kooxo hubeysan oo maanta ku weeraray Wadada Makka Al Mukaramma. Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed sh Cismaan Jawaari Ayaa Ka Tacsiyeyay Geerida Xildhibaanka. Illaa Hadda ma jirto cid sheegatay masuuliyadda weerarka lagu dilay xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir.

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir Oo Kamid ahaa mudanayaasha baarlamaanka soomaaliya ayaa ku geeriyooday magaalada muqdisho kadib kooxo hubeysan oo maanta ku weeraray Wadada Makka Al Mukaramma.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed sh Cismaan Jawaari Ayaa Ka Tacsiyeyay Geerida Xildhibaanka.

- Advertisement -

Illaa Hadda ma jirto cid sheegatay masuuliyadda weerarka lagu dilay xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts