HomeWarar11 jir ka qalin jebiyey US College

11 jir ka qalin jebiyey US College

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wiil Indian Maraykan ah ayaa la sheegay inuu noqday wiil ka qalin jebiyey American River College in Sacranento ee dalka Maraykanka.

Wiilkaasi oo lagu magacaabo Tanishiq Abraham oo 11-jir ayaa la sheegay inuu yahay ardaygii ugu da’ yaraa ee sannadkan ka qalin hebiya American River College o oay dhigtaan 1,800 arday.

Wuxuu helay shahaadooyinka Xisaabta, Sayniska iyo barashadda Luqadaha shisheeye.

Afhayenka American Rover College , Scott Frow ayaa u sheegay Telefishinka NBC News inuu ardaygaasi noqoday kii ugu da’da yaraa.

Sanandkii hore, waxa uu Tanishiq Abraham sannadkii hore noqday midka ugu yar ee ka gudbay Dugsiga Sare.

Hooyadiisa, Taji Abrahamn ayaa sheegtay inuu  wiilkeda had iyo jeer ahaa mid soo tiigsada Fasalka.

Xigasho: NBC News

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories