HomeWararDeg Deg; Ciidamadda Dowladda oo La Wareegay Tuulooyin Hoos Yimaada Xudur

Deg Deg; Ciidamadda Dowladda oo La Wareegay Tuulooyin Hoos Yimaada Xudur

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kala Wareegay Xarakada Al Shabab Tuulooyin hoos yimaada Degmadda Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool. Deegaanada Ciidamadda ay la wareegeen Waxa kamid ah Tuulooyinka La Helay iyo La Galay oo qayaastii 30 Km dhinaca Bari ka xiga Degmadda Xudur. Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Amisom ayaa Wada howlgalo ka dhan ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kala Wareegay Xarakada Al Shabab Tuulooyin hoos yimaada Degmadda Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool.

Deegaanada Ciidamadda ay la wareegeen Waxa kamid ah Tuulooyinka La Helay iyo La Galay oo qayaastii 30 Km dhinaca Bari ka xiga Degmadda Xudur.

- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Amisom ayaa Wada howlgalo ka dhan ah Xarakadda Al Shabab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts