HomeWararBoliska Kenya iyo rag lala xiriirinayo Alshabaab oo isku rasaaseeyey Garissa

Boliska Kenya iyo rag lala xiriirinayo Alshabaab oo isku rasaaseeyey Garissa

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Boliska Kenya ee La-dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisadda, ayaa sheegay inay dagaal la galeen rag lala xiriirinayo Alshabaab, Madaxa Ammaanka ee Garissa, Fredrik Shisiya ayaa sheegay inay qabteen mid ka mid ah kooxihii ay dagaalameen, halka dhowr kalena ay ka baxsadeen, waa sida uu hadalka u yiri. Waxa uu sheegay in Ninka lagu tuhunsan yahay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boliska Kenya ee La-dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisadda, ayaa sheegay inay dagaal la galeen rag lala xiriirinayo Alshabaab,

Madaxa Ammaanka ee Garissa, Fredrik Shisiya ayaa sheegay inay qabteen mid ka mid ah kooxihii ay dagaalameen, halka dhowr kalena ay ka baxsadeen, waa sida uu hadalka u yiri.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in Ninka lagu tuhunsan yahay Alshabaab lagu qabtay meel ku dhow Xafiisyadda Hay’adda Islaamiga ee Samafalka Aajeer Islamic Relief.

Waxa uu intaasi ku daray inay Boliska iyo Kooxaha hubeysan tacshiirad is-weydaarsadeen, wuxuuna ku qairay inay ku raad-joogaan labo ka mid ah kooxihii weerarka soo qaaday.

Dhinaca kale, Goobjoogayaal ayaa u sheegay Wargeyska The Star inay saddex dhallinyarro hubeysan lagu arkayey iyagoo sahminaya dhismo ay deggan yihiin dadka aan u dhalanin Wajeer, si ay u weeraraan.

- Advertisement -

Ammaanka Wajeer ayaa la adkeeyey tan iyo wixii ka dambeeyey weerarkii ay Dagaalamayaasha Alshabaab bishan 2-dii ku qaadeen Jamaacadda Garissa, kuna dileen 148-qof oo badankooda arday ahaa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts