HomeWararDEG DEG: Wafdi Ka Socda QM iyo Xildhibaano oo gaaray Bakool

DEG DEG: Wafdi Ka Socda QM iyo Xildhibaano oo gaaray Bakool

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Wafdi Ka Socda Qaramadda Midoobay iyo Xildhibaano ka Tirsan dowladda Soomaalya ayaa goor dhaweyd gaaray degmadda Xudur ee gobolka Bakool. Wafdiga ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Masuuliyiinta dowladda federaalka ee Gobolka iyo Kuwa degmadda xudur. Socdaalka Wafdiga Qaramadda Midoobay ayaa lagu sheegay in ay soo indha indheenayaan xaalada barakacayaasha ku sugan Degmadda Xudur ee Gobolka […]

- Advertisement -

Wafdi Ka Socda Qaramadda Midoobay iyo Xildhibaano ka Tirsan dowladda Soomaalya ayaa goor dhaweyd gaaray degmadda Xudur ee gobolka Bakool.

Wafdiga ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Masuuliyiinta dowladda federaalka ee Gobolka iyo Kuwa degmadda xudur.

- Advertisement -

Socdaalka Wafdiga Qaramadda Midoobay ayaa lagu sheegay in ay soo indha indheenayaan xaalada barakacayaasha ku sugan Degmadda Xudur ee Gobolka Bakool.

Latest stories