HomeWararBoliska Mombasa oo sheegay inay gacanta ku dhigeen arday looga shakisan...

Boliska Mombasa oo sheegay inay gacanta ku dhigeen arday looga shakisan yahay inay ku biirayeen Xarakadda Alshabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxa Boliska magaalladda Mombasa ee dalka Kenya, Robert Kituur ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen arday dhigata Dugsiyadda Dhexem kuwaasi oo qorsheynayey inay u soo ambabaxaan Somalia, si ay ugu biiraan Xarakadda Alshabaab. Robert Kituur oo Saxaafadda kula hadlay magaalladda Mombasa, ma soo bandhigin caddaymo muujinaya tiradda ardayda ay gacanta ku dhigeen, wuxuuse sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxa Boliska magaalladda Mombasa ee dalka Kenya, Robert Kituur ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen arday dhigata Dugsiyadda Dhexem kuwaasi oo qorsheynayey inay u soo ambabaxaan Somalia, si ay ugu biiraan Xarakadda Alshabaab.

Robert Kituur oo Saxaafadda kula hadlay magaalladda Mombasa, ma soo bandhigin caddaymo muujinaya tiradda ardayda ay gacanta ku dhigeen, wuxuuse sheegay in ay Kooxaha wax tashkiiliya bilaabeen inay Ardayda Dugsiyadda Dhexe u qoraan si ay ugu biiraan Alshabaab, waa sida uu hadalka u yiri.

- Advertisement -

“Dhawaan, waxaan xirnay tiro arday dhigata Dugsiyadda Dhexe, kuwaasi oo doonayey inay baxsadaan” ayuu yiri Robert Kituur.

Ardayda lagu xiray magaalladda Mombasa ayaa lagu wadaa in Maxkamad la soo taago bishan 29-da.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts