HomeWararKoonfurta Afrika iyo Zimbabwe oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka ka...

Koonfurta Afrika iyo Zimbabwe oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah Alshabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha dalka Koonfurta Afrika, Jakob Zuuma iyo dhigiisa dalka Zimbabwe, Robert Mugaabe ayaa Kulan khaas ah ku yeeshay magaalladda Johannesburg, iyagoo ka wada hadlay xiriirka labadooda dal iyo xaalladdaha guud ee dalalka Afrika. Warbaahinta dalka Koonfurta Afrika ayaa shaacisay inay labada Madaxweyne cambaareeyeen weerarkii ay Dagaalaamayaasha Alshabaab bishan April 2-dii ku qaadeen Jamaacadda Garissa, oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Koonfurta Afrika, Jakob Zuuma iyo dhigiisa dalka Zimbabwe, Robert Mugaabe ayaa Kulan khaas ah ku yeeshay magaalladda Johannesburg, iyagoo ka wada hadlay xiriirka labadooda dal iyo xaalladdaha guud ee dalalka Afrika.

Warbaahinta dalka Koonfurta Afrika ayaa shaacisay inay labada Madaxweyne cambaareeyeen weerarkii ay Dagaalaamayaasha Alshabaab bishan April 2-dii ku qaadeen Jamaacadda Garissa, oo lagu dilay ku-dhawaad 150-arday.

- Advertisement -

Madaxweyne Jakob Zuma ayaa sheegay inay isaga iyo Mugaabe si xooggan u cambaareynayaan weerarkaasi.

“Waxaan u mideysanahay cambaareynteennba weerarkaasi” ayuu yiri Madaxweyneha dalka Koonfurta Afrika.

Sidoo kale,  Madaxweynaha dalka Zimbabwe, ayaa isagana ugu baaqay Dowladaha Afrika in loo midoobo sidii loola dagaalami lahaa Alshabaab iyo kooxaha kale, waa sida uu hadalka u yiri.

- Advertisement -

In ka badan 400 oo qof ayaa la sheegay inay Dagaalamayaasha Alshabaab ku dileen gudaha dalka Kenya, tan iyo markii uu Madaxweyne Uhuru Kenyatta qabtay xilkaasi bishii April ee sannadkii 2013-kii.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts