HomeWararShir looga hadlayo sidii looga hortegi lahaa inaysan Alshabaab weerarin Xabsiyadda oo...

Shir looga hadlayo sidii looga hortegi lahaa inaysan Alshabaab weerarin Xabsiyadda oo ka furmay Kampala

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Taliyayaasha Hay’addaha Xabsiyadda dalalka Afrika, ayaa waxa uu kulan uga furmay caasimadda dalka Uganda ee Kampala, oo looga hadlayo Isbedel lagu samaynayo Ammaanka Xabsiyadda iyo in laga hortago weeraro lagu soo qaado Xabsiyadaasi.

Shirkaasi oo ay soo qabanqaabiyeen Dalladda Afrika ee Adeegyadda Xabsiyadda (ACSA), ayaa waxay Talyayaasha Xabsiyadda kaga doodayaan sidii Ilaaladda Xabsiyadda loogu tababari lahaa dhowrista Maxaabista iyo qaabka looga hortegi karo haddii ay Dagaalamayaasha Alshabaab iyo kuwa Kooxaha kale duullaan ku soo qaadaan Xabsiyadda, si ay u sii daayaan Maxaabiista.

Wasiirka Amniga Gudaha ee dalka Uganda, Jeneral Aronda Nayakirima oo ka hadlay Shirkaasi oo ka furmay Hotelka Porote ee magaalladda Kampala, ayaa sheegay in loo baahan yahay in isbedel lagu sameeyo Ammaanka Gobalka iyo Caalamk, si loo xaqiijiyo  ammaanka.

Xigasho:- New Vision

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories