HomeWararNin Soomaali ah oo xubin gudi ka noqday Madaarka Minneapolis

Nin Soomaali ah oo xubin gudi ka noqday Madaarka Minneapolis

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Muwadin Somali-American ah oo lagu magcaabo Ibrahim Mohamed, ayaa waxaa uu noqday muwaadinkii ugu horeeyay ee soomaali ah oo xubin ka noqda gudiga  Maddaarada Minneapolis-St. Paul  International Airport  iyo lix garoomo diyaaradeed oo aad u yar yar  oo ku yaala Gobolkaasi. Mr Ibrahim ayaa waxaa habenkii Talaadada lagu casuumay, xaflada Coyle Brian, waxaana lagu daray […]

- Advertisement -

Muwadin Somali-American ah oo lagu magcaabo Ibrahim Mohamed, ayaa waxaa uu noqday muwaadinkii ugu horeeyay ee soomaali ah oo xubin ka noqda gudiga  Maddaarada Minneapolis-St. Paul  International Airport  iyo lix garoomo diyaaradeed oo aad u yar yar  oo ku yaala Gobolkaasi.

Mr Ibrahim ayaa waxaa habenkii Talaadada lagu casuumay, xaflada Coyle Brian, waxaana lagu daray liiska 14 xubood oo gudiga Madaarka katirsanaa.

- Advertisement -

Muwadinka soomaaliga ayaa waxaa kasoo howlgalay Garoomada Diyaaradaha uu kasoo shaqeyay mudo  11 sano ah.

Muwadinkan  Soomaali-Amrican ka ah oo lagu magcaabo Ibrahim Mohamed, ayaa waxaa uu heshiiskiisa uu dhacayaa sanadka 2019, waxaana dalka soomaaliya uu ka tagay sanadkii 2004 waxana uu leyahay shan carrruur ah, waxaana uu ku noolyahay Rosemount.

Latest stories