HomeWararDhinacyadii ku dagaalamay Guriceel oo maanta Wada hadlaya

Dhinacyadii ku dagaalamay Guriceel oo maanta Wada hadlaya

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wada hadalkan oo Maanta ka bilawday Degmada Guriceel ee Gobolka Galguduud ayaa lagu doonayaa in lagu xaliyo Dagaalo dhawaan ka dhacay Magaaladda Guriceel ee Bartamaha Soomaaliya. Wada hadalkan waxa ku sugan Xubno sare oo ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo beryahan socdaal ku marayay Gobolka Galguduud ee Dalka Soomaaliya. Ma Cadda Natiijadda rasmiga ee ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wada hadalkan oo Maanta ka bilawday Degmada Guriceel ee Gobolka Galguduud ayaa lagu doonayaa in lagu xaliyo Dagaalo dhawaan ka dhacay Magaaladda Guriceel ee Bartamaha Soomaaliya.

Wada hadalkan waxa ku sugan Xubno sare oo ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo beryahan socdaal ku marayay Gobolka Galguduud ee Dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Ma Cadda Natiijadda rasmiga ee ka soo bixi karta Wada hadalkasi.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts